“Madaxtooyadeena, Maxaa laga Yidhi Dulqaadka…” Sheekh Adam-siiro

Hargeysa (Dhamays)- Sheekh Adam Xaaji Maxamuud (Sh/Adam-siira) oo ka mid ah culima’udiinka waaweyn ee Somaliland ayaa khudbadii jimcaha kaga hadlay Fadliga ay leeyihiin 10 maalmood ee Bisha Dulxija., Faah faahinta khudbadii Jimcaha oo dhamaystiran Halkan hoose ka Daawo.