Madaxdda Sadexda Xisbi Qaran ee Somaliland Oo Aragtiyo Kala Duwan Ka Bixiyey Dib U Dhac Ku Yimaada Doorashada Madaxtooyada

Hargeysa (DMG)- Madaxda Sadexda Xisbi Qaran Ee Somaliland, UCID, WADDANI iyo KULMIYE Ayaa ka hadlay Mawqifkooda ku Wajahan Xaalada Abaarta Iyo Doorashada Madaxtooyada oo Muddo Koobani Ka Hadhsantahay.

Hogaamiyayaasha Sadexda Xisbi Siyaasadeed Ayaa Aragtiyo Kala Duwan ka Bixiyey Xaalada abaareed iyo Siyaasadeed ee Wakhtigan Taagan, Faah-faahinta Warkaasi Halkan Hoose Ka Daawo.

%d bloggers like this: