Madax-dhaqameed Oo Go’aamo Ka Soo Saaray Shir Uga Socday Hargeysa

Hargeysa (Dhamays) – Madax-dhaqameedka Beesha Bariga Burco, ayaa Go’aamo ka soo saaray Shir Maalmihii u Dambeeyay uga socday Caasimadda Somaliland ee Hargeysa.

Madax-dhaqanka ee Beesha Bariga Burco, ayaa Go’aamada ay soo saareen kaga hadlay dagaalka Somaliland kula jirto Maamul-gobolleedka Soomaaliyeed ee Puntland iyo Dagaal  Beeleedka dhowrka jeer ka dhacay degmada Ceel Af-weyn ee Gobolka Sanaag.

Warkaasi oo Muuqaal ah halkan Hoose Ka Daawo

 

Dhamaysnews.com/Hargeisa Office

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: