Maayirka Gabiley oo Sheegay inaanu Furmayn Kal-Fadhigii Golaha Deegaanku

Hargaysa(Dhamays) – Mayirka Magaalada Gabiley Maxamed Aamiin Cumar oo Mudooyinkii u Dambeeyau Xildhibano Golahiisa ka Tirsani ay Ku Wadeen Mooshin ka Dib markii ay Ku eedeeyeen inuu Maayirku Ku Kacay Musuq Maasuq Baahsan oo Hadheeyay Dawlada Hoose Gabiley islamarkaana Adeegyadii Dawlada Hoose,ee Magaalada Gabiley ay Guud ahaanba istaageen

Hadaba Maayir Maxamed Aamiin oo maanta warbaahinta kula Hadlaayay Magaalada Hargaysa ayaa sheegay in Aanu Diyaar u ahayn inuu Furo Kal fadhigii Golaha Deeegaanka Gabiley

Halkan Ka Daawo Warkaasi.

 

Mustafe Axmed Herer

Dhamays/Office

Hargaysa/Somaliland

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: