Maayirka Caasimahada oo Sheegay in Boobka Dhulku Maraayo Meel Xun

Hargaysa(Dhamays):Maayirka Caasimada  Hargaysa C/Raxmaan Soolteeko ayaa Maanta shaaciyay in Boobka Caasimada Ee Dhulku Maraayo Meel Khatara oo Xaalada Amniga Ku Xun Maayirka Ayaa soo Bandhigay Dad Faylal u Sameyatay Dhulka Dhaamamka ah isagoo sheegay in Dad Warbaahinta ka Hadlay oo Dhaamka Jigjiga yar Sheegtay inay Leeyahiin Dhulka Dhaamkaasi.

Halkan Ka Daawo Warkaasi.

 

Mustafe Axmed Herer

Dhamaysnews/Office

Hargaysa/Somaliland

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: