Maayirka Caasimada Hargaysa oo Kormeer ku Tagay Warshada Xalay Dab Qabsaday +Nuxurka Khudbadiisii

Hargaysa(Dhamays):

Maayirka Caasimada  Somaliland Hargaysa Mudane C/raxmaan Maxamuud Caydiid Soolteeko ayaa Gaadhay Xarunta Warshada Sameysa Furaashaanta  ee Alkhayr oo Xalay Dab ka Kacay uu gaadhsiiyay Khasaare Xoogan maayirka Ayaa soo Indho indheeyay Qasaaraha Dabku Gaadhsiiyay Warshadaasi .

Halkan ka Daawo Warkaasi .

 

Mustafe Axmed Herer

Dhamaysnews/Office

Hargaysa/Somaliland

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: