Maayarka Caasimadda Hargeysa Oo Ka Hadlay Wakhtiga La Qabanaayo Xuska 18 May ee 2019-ka

Hargaysa (DMG)- Maayarka Caasimadda JSL ee Hargeysa C/Raxmaan Maxamuud Caydiid (Soltelco) oo Qaybo Kamida Warbaahinta Xafiiskiisa kula hadlay ayaa sheegay in munaasibada 18 may ee Sanadkan 2019 La xusi doono xiligeedii oo ku beegan 12 Bisha Barakaysan ee Ramadaan, Faahfaahinta Warkaasi Halkan Hoose Ka Daawo.

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: