Maamulka Gobolka Gabiley Oo Amray In Cashuurta Lagu Bixiyo Shilinka Somaliland + Muuqaal

Gabiley (Dhamays) – Badhasaabka Gobolka Togdheer Maxamuud Cali Saleebaan (Ramaax), ayaa Ganacsatada iyo Cashuur bixiyeyaasha gobolka Gabiley ku amray inay Cashuuraha ku bixiyaan Shilinka Somaliland.

Guddoomiyaha oo kulan la yeeshay Masuuliyiinta Laamaha Dawladda ee Gobolka Gabiley ayaa u soo jeediyey in dhammaan wixii Cashuur ah lagu qaado Shilinka Somaliland.

Daawo Warkaasi oo Muuqaal ah

 

Dhamaysnews.com/Hargeisa Office

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: