Ku-xigeenka Xoghayaha WADDANI Oo Ka Hadlay Shirkii Gacan-libaax Iyo Guddi Madaxweynuhu Magacaabay

Hargaysa: (Dhamays) – Jamaal Jaamac Xaamud, Xoghaye Ku-xigeenka Xisbiga Waddani ayaa soo Dhaweeyay Qodobadii Ka soo Baxay Shirkii Dhawaan lagu Soo Gabagabeeyay Buurta Gacan libaax ee Gobalka Saaxil isagoo shirkaasi Ku tilmaamay mid la mida shirbeeleedyadii hore uga dhacay.

Xoghaye Jamaal oo maanta Warbaahinta Qaar kula Hadlaaya Magaalada Hargaysa ayaa sidoo kale soo Dhaweeyay Gudidii Dhawaan madaxweyne muuse Biixi u magacaabay Xaalada Ceel afweyn

Halkan Ka Daawo Warkasi Muuqaalkiisa

 

Mustafe Axmed Herer

Dhamaysnews/Office

Hargaysa/Somaliland.

 

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: