In Ka Badan 200 Oo Qoys Oo Ka Mid ah Dadkii Abaartu Soo Bara Kicisay Oo Timir, Bustayaal Iyo Dhar Caruureed Loo Qaybiyey + Muuqaal

img_2705Hargeysa (DMG) – Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheekh Aadan-Siira), ayaa Deeq Timir, Bustayaal Iyo Dhar Caruureed Isugu Jira Gaadhsiiyey 219 Qoys  Oo Ka Mid ah Dadkii Abaartu Ka soo Bara Kicisay Gobolada bari Ee Somaliland Isla Markaana ku Sugan Deegaanka Abaarso ee Galbeedka Caasimada Somaliland Ee Hargeysa, Faah-faahinta Warkaasi Halkan hoose Ka Daawo.

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: