Ismariwaaga Garabyada Golaha Xamar

Ismarin waa ka dhex taagan labada garab ee baarlamaanka Soomaaliya

Ammanka xarunta baarlamaanka oo aad loo adkeeyay
Image captionAmmanka xarunta baarlamaanka oo aad loo adkeeyay

Waxaan wali higrelin kulan uu Baarlamaanka Soomaaliya uu ka yeelan lahaa labo ajande oo iska soo horjeeda oo ay kala wateen guddoomiyaha iyo kuxigeenkiisa koowaad oo lagu waday in lagu qabto dhismaha guriga umadda ee magaalada Muqdisho.

Buuq iyo sawaxan ayaa hareeyay hoolka ay ku shiraan xildhibaanada oo aroortii hore ay soo xaadireen tobannaan xildhibaan balse markii dambe la diiday in xildhibaano kale soo galaan.

Labada dhinac ee Golaha Shacabka ee Baarlamanku u qaybsanyahay ayaa midba mid kale ku eedeynaya inuu wado awood

Dhamaysnews/Office

Hargaysa/Somaliland

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: