Dawladda Iran Oo Mastaafurisay Fanaannad U Dhalatay Ingiriiska

Tehran (Dhamays) – Gabadha Heesaaga ah ee Joss Stone ayaa laga Mastaafuriyey Dalka IRAN, sida ay ku sheegtay Muuqaal ay ku baahisay Instagram.

Joss Stone oo u dhalatay Dalka boqortooyada Ingiriiska ayaa booqasho ku joogtay IRAN, balse si furan ugamay dhex muuqanin Dalkan oo qayb ka ah Dalal Caalamka ah oo ay Dalxiis ahaan ku tagayso Fannaanadu.

IRAN ayaa ahayd halkii u dambaysay ee ay tagto Fannaanaddu, waxayse sheegtay markii ay gaadhayba in la xidhay, laguna daray Liiska Madow (Dadka aan tagi karin IRAN), lana kala dooransiiyey inay sii xidhnaadaan iyada iyo Kooxda la socotaa iyo in la mastaafuriyo.

“Shaqsi ahaan, kumaan fikirayn inaan geli doono Xabsiga Iiraan..” ayay tidhi Stone

 

Dhamaysnews.com/Hargeisa Office

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: