“Inankaygii In Uu Dhintay Iyo In Uu Nool yahay Ma Ogi, Cuntadda Waa Nalaga Qaadaa uun” Aabaha Dhalay Guddoomiyaha Dhalinyarada Xisbiga Waddani

 Hargeysa (Dhamays)- Aabbaha dhalay Guddoomiyaha Garabka dhallinyarada ee xisbiga WADDANI Maxamed Sidiiq Dhamme ayaa si adag uga ka hadlay xadhiga xukuumadda Somaliland kula kacday wiilkiisa , waxaana uu sheegay in inankiisa loo diidey in uu booqdo isla markaana uu arintaasi aad uga soo hor jeedo.

 

Sidoo kale Aabo Sadiiq ayaa sheegay in inankiisa sababta ugu weyn ee loo xidhay ay tahay maxaad xisbiga Waddani ugu biirtey adiga oo ka soo jeeda beesha gudoomiyaha xisbiga Kulmiye oo aad xisbigaasi uga mid noqon weyday , waxaana uu gudoomiyaha Kulmiye ugu baaqey hadii uu qabyaalad uu wax ku doonayo in uu noqdo suldaanka guud ee beesha Suber Awal oo uu booskaasi ku soo baxayo, Faah-faahinta warkaasi, Halkan Hoose Ka Daawo.

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: