“Idaacadii BBC-da Oo maanta aad moodo In Qoys Yeeshay…” Wasiirka Warfaafinta JSL

Hargeysa (Dhamays)- Mudane Maxamed Muuse Diiriye Wasiirka wasaarada warfaafinta iyo dhaqanka Jamhuuriyadda Somailand Oo Kulan Saxaadadeed Ku Qabtay Xafiiskiisa Ayaa Eedaymo ujeediyay idaacada BBC-da laanteeda Afka Soomaliga Ku Hadasha, Waxanu Wasiirku Sheegay inay Idaacadaasi ka baxday dhexdhexaadnimadii Lagu yaqaanay iyo mihnadii warbaahineed-ba, Faah-faahinta Warkaasi Halkan hoose Ka Daawo.

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: