Home Wararka Ismaaciil Cumar Geelle oo markii Afraad la doortay iyo Sida Codadka loo kala helay 12936731

Doorashadii shalay ka dhacday Jabuuti ayaa lagu dhawaaqay iyadoo uu markii Afraad oo xidhiidha ku guulaystay Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle, waxaana Codadka loo kala helay Sidan

Jabuuti (Warsugannews)Musharixiintii Tartamaysay
1- Cumar Cilmi Khayre 7.32%
2- Maxamed Dauud Shixin 2.28%
3- Maxamed Muuse Cali 1.53%
4- Xasan Idiris Axmed 1.39%
5- Jamac C.raxman Jamac 0.79%
6- Ismaciil Cumar Geele 86.68%
Madaxwayne Geele waxa uu ku guulaystay markii afaraad isagoo markii ugu horaysay la dooratay 1999kii, 2005tii,2011 kii iyo imika oo ah 2016 kii. Source Horn Cable TV office in Djibouti.

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: