Hay’adda ARC Oo Raashin Dhamaystiran Gaadhsiisay Laba Boqol Oo Qoys oo kunool Deegaanada Malawle + Muuqaal

Hargeysa (Dhamays)- Hay'adda ARC Ayaa Deeq Raashin ah Gaadhsiisay Laba Boqol oo Qoys oo kunool Deegaanada Malawle ee Galbeedka hargeysa, Faah-faahinta Warkaasi Halkan hoose Ka Daawo.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.