Hargeysa oo Sheekh Caan ah lagu xidhay & Gabadh uu Dhalay oo ka Hadashay

Hargeysa (Dhamays)- Sheekh Maxamed Sheekh Ismaciil oo kamid ah Culimada waaweyn ee Dalka ayaa Ciidamada amaanku Xidheen sida ay Baraha bulshada ka sheegtay Gabadh uu Dhalay Sheehu, Faahfaahinta warkaasihalkan Hoose ka Daawo.