Hambalyo Xukuumadda DDS

(Hargeysa Dhamays)-Axmed Cumar Caddaani, Khaalid Sacad Muuse, Khaalid C/laahi Maxamed (Falaago) Siciid Xaaji Ibraahim, Xaaji/Maxamuud Axmed Jaamac, Maxamed Cali Cabdi, Qaasim Maxamed Xasan, C/qaadir Aadan Carab, Eng, Axmed M. C/laahi Beergeel Iyo Dhamaan Bahda Dhamays Media Group Waxay Hambalyo Iyo Duco aan la Soo koobi karin hawadda u marinayaan.
Madaxweynaha D.D.S Mudane, Mustafe Maxamed Cumar (Cagjar) Iyo Golaha Xukuumadiisa, Gaar ahaan Wasiirka Maaliyadda Mubashir Dubad, Wasiir Ku Xigeenka Maaliyadda Xasan Xuseen (Xasan bulbul)
,Wasiirka Qurba-joogta ahna La taliyaha Madaxweynaha, Xabiib Xaaji Iyo Aqoonyahan Mareeyaha Machadka Tababarka Shaqaalaha Dawladda Jamaal Maxamed Fidaar oo ay dhamaantood leeyihiin
Ilahay Xilka la idiin igmaday ha idiin fududeeyo Hana idinku asturo.

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: