Hambalyo: Khadar Xuseen Iyo Saynab Xaaji Gaydh Oo Meherkoodu Ka Dhacay London

Dhammaan Qoyska Reer Maxamed Ismaaciil (Nin weyn) waxay Hambalyo u dirayaan

Khadar Xuseen Cabdillaahi

Iyo

Saynab Xaaji Gaydh

Oo Meherkoodu ka Dhacay Magaalada London ee Carriga boqortooyada Ingiriiska, 21/10/2018, waxayna leeyihiin noqda labadii isku waarra ee Eebbe kala siiyo Ubad khayr qaba..Aamin..Aamin

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: