“Hadii Dee La Sheego Wax La Qabtay Waa Wax Wanaagsan Ee Dalku Hore Ugu Maray, Lakiin Waa Inay Wax Runa Ahaadaan” Muuse Biixi + Video

Laascaanood (Dhamays)- Muuse Biixi Cabdi, Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Ayaa Khudbad dhinacyo Badan Taabanaysa Ka Jeediyay Munaasibad Lagu Daah-furaayay qaadasha Kaadhka Codbixinta Doorasha Madaxtooyada Somaliland ee Dhawaan La filaayo inay Dalka ka qabsoonto, Faah-faahinta warkaasi halkan hoose Ka daawo.

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: