Gudoomiyaha Waddani oo Tacsi Udiray Bulshada Afka Somaliga ku Hadasha

Hargaysa(Dhamaysnews)

Gudoomiyaha Xisbiga Waddani ee Somaliland Cabdiraxman Cirro ayaa Dhamaanba ka Tacsiyadeeda umada Reer Somaliland iyo umada Afka Somaliga Ku hadasha isagoo ka tacsiyadeeyay Geerida Alle ha unaxariistee Fanaanadii Caanka ahayd ee Soomaaliyeed ee Sahra Axmed Jaamac oo Maanta Hargaysa lagu Aasay

Halkan ka Daawo Warkaasi.

 

Mustafe Axmed Herer

Dhamaysnews/Office

Hargaysa/Somaliland

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: