Gudoomiyaha Baanka Dhexe Jsl oo Helay Kalsoonida Codka G.Wakiilada

Hargaysa(Dhamays):Fadhigii maanta ee Golaha wakiilada Somaliland oo uu Shirgudoominaayay Gudoomiye Ku Xigeenka Golahaasi Axmed Yaasiin Sheekh Cali ayaa mudanayaashu Ku Ansixiyeen Gudomiyaha Baanka Dhexe Dhawaan Madaxweyne Muuse Biixi u soo magacaabay .

Fadhigan oo ay ka soo xaadireen 63 Xildhibaan ayaa waxa codka kalsoonida sharcigaa siiyay Gudomiyaha Baanka Dhexe 61 mudane

Halkan ka Daawo Muuqaalka Warkaasi.

 

Mustafe Axmed Herer

Dhamays/Office

Hargaysa/Somaliland

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: