Gudida Qandarasyada Qaranka oo Tartan u Qabtay 13Shirkadood Dhismaha Loo Dhisaayyo Wasaarada Bioosah G Sanaag+Qadarka Lacagta ku Baxaysa Qandaraaska Dhismaha

Hargaysa(Dhamays):Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland ayaa maanta soo bandhigay shirkadaha ku tartamaaya Dhisme loo dhisaayo Jaamacada Hargaysa oo ay tartankiisa soo xareysteen 29 shirkadood

Gudoomiyaha Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland Nuux maxamed Xuseen iyo xubnaha gudidiisa ayaa shirkadaha u balanqaaday Inay Si Cadaalada ugu Garsooridoonaan Tartanka Dhismaha

Halkan ka Daawo Warkasi.

Mustafe Herer

Dhamays/Office

Hargaysa/Somaliland

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: