Gudida Qandaraasyada Qaranka oo Tartan u Qabtay 29 Shirkadood Dhisme Cusub oo Jaamacada Hargaysa lagu soo kordhinaayo+Lacagta ku baxaysa Dhismahaasi

Hargaysa(Dhamays):Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland ayaa shaaciyay SHirkado tartan u galaaya dhisme cusub oo lagu soo kordhinaayo jaamacada Hargaysa

tartanka oo maanta si rasmiya Gudidu u shaacisay ayaa waxa ka qayb galaaya 29 shirkadood oo soo xareystay Qandaraaskaasi.

Halkan ka Daawo Warkaasi .

musyafe Axmed Herer

Dhamays/Office

Hargaysa/Somaliland

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: