Gudida Qadaraasyada oo Shaacisay Shirkad ku Guuleysatay Dhismaha Jeelka Gabiley

Hargaysa (Dhamays):Gudida Qadaraasyada Qaranka Somaliland ayaa maanta Shaacisay Shirkada Ku Guuleysatay Dhismaha Jeelka Weyn ee Gabiley taas oo tartankiisa u galeen Shirkado Badani

Xubnaha Gudida ayaa maanta  Shir ay Ku qabteen Xaruntooda guud ku soo bandhigay Shirkadii Ku Guulaysatay Qandaraaska  Dhismaha Xabsiga Gabiley.

Halkan ka Daawo Warkaasi.

 

 

Mustafe Axmed Herer

Dhamays/Office

Hargaysa/Somaliland

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: