Gudida Doorashoyinka Somaliland Oo Ku Dhawaaqay Wakhtiga Ay Qabsoomi Doonto Doorashada Golayaasha Wakiilada Iyo Deegaanku + Muqaal

Hargeysa (Dhamays) – Gudida Doorashooyinka Qaranka Somaliland ayaa maanta kulan la yeeshay Guddida jogtada ah ee Golaha wakiilada.

kulankaasi kadib waxa warbaahinta si wada jira ula hadlay Cabdi Qaadir Iimaan Warsame, Gudd, Komishinkan Doorashooyinka qaranka Iyo Xildhibaan Cali Gabiley oo kamida Gudida Joogtada ah ee golaha Wakiilada JSL.waxaanay sheegen in doorashada Golayaasha Wakiilada iyo Deeganku ba ay Qabsoomi Doonaan Sanadka Soo socda ee 2019-ka, Faah-faahinta Warkaasi Halkan hoose ka Daawo.

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: