Guddoomiyihii Xisbiga WADDANI Ee AWDAL Oo Iscasilay + Daawo Video

Boorama (Dhamays) – Waxa Maanta Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI iska casilay Guddoomiyihii Xisbigaa ee Gobolka Awdal Cabdikariin Muuse Maal.

Cabdikariin Muuse Maal oo Maanta Shir-jaraa’id ku qabtay Magaalada Boorama ayaa sheegay inuu Iska casilay Guddoomiyenimadii Xisbiga WADDANI ee Gobolka Awdal iyo Xubinnimadii Xisbigaasi.

Warkaasi oo Muuqaal ah halkan Hoose ka Daawo

 

Dhamaysnews.com/Hargeisa Office

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: