Guddomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi Oo Hadalo Dardaaran Ah U Jeediyey Dadweynaha Ku Dhaqan Deegaanka Gar Adag + Video

muuseHargeysa (DMG)- Guddomiyaha Xisbiga Kulmiye Ahna Musharaxa Jaggada Madaxweynenimo Ee Xisbigaasi Oo Ka Mid ahaa Waftigii Madaxweyne Siilaanyo Oo In Muddoyinkii u dambeeyey Safar ugu Maqnaa Gobolada Bari ee somaliland Safarkaasi oo ahaa mid ay Weftigu ugu Kuur Galayeen Xaaladaha Abaareed ee ka jirta Deegaanadaasi Ayaa Hadalo Dardaaran Ah U Jeediyey Dadweynaha Ku Dhaqan Deegaanka Gar Adag, Faah-faahinta hadalkaasi Halkan hoose Ka Daawo.

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: