Dugsiyada Salaama oo Xaflad Dabaal Deg iyo Sagootin +Furitaan Sannad Dugsiyeed ku Qabtay Magaalada Hargaysa

Hargaysa(Dhamays):Dugsiga Salaama ayaa Munaasibad Balaadhan u Qabtay Ardaydii Kaalmaha Hore ka Galay Imtixaanaadkii Shahaadiga ahaa iyo Shan Arday oo Deeq waxbarasho ka helay Dalka Turkiga kuwaas oo iyaguna Imtixaan u galay Munaasibadan oo maanta lagu Qabtay Magaalada Hargaysa ayaa sidoo kale lagu Shaacinaayay Sannad Dugsiyeedka 2018-2019 Furitaankiisa.

Munaasibadan oo lagu qabtay Hotelka Maansoor ayaa waxa ka Soo qayb galay Maamulka iyo Macalimiinta Iskuulada Salaama ,masuuliyiin ka tirsan Xisbiyada Siyaasada Somaliland iyo Ardayda Dugsiyada Salaama

Maamulaha Dugsiyasada Salaama Siciid Faarax ayaa ugu hore sharaxay Munaasibada iyo Qaybaheeda .

Halkan ka Daawo Warkaasi.

 

Mustafe Axmed Herer

Dhamaysnews/Office

Hargaysa/Somaliland

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: