Dugsiyada Salaama oo Guul Buuxda ka Soo Hooyay Imtixaanaadkii Qaranka Somaliland +Maamulka Iskuulka Salaama oo Arday Hambalyo u Diray

Hargaysa(Dhamays):Iskuulada Salaama Schools ayaa Kaalmo Muhiima ka Gaadhay Natiijadii Imtixaanaadkii Shahaadiga ahaa ee Sannad Dugsiyeedka 2017-2018 .

Maamulka Dugsiyada Salaama Iskuulis ayaa Hambalyo u Diray Ardaydii Kaalmaha Hore ka galay Imtixaankii Qaranka islamarkaana Guusha u soo Hooyay Iskuulka .

Halkan ka Daawo Muuqalka Maamulka Salaama.

 

 

Mustafe Axmed Herer

Dhamaysnews/Office

Hargaysa /Somaliland

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: