“Doorashadu waxay macno Samaysaa marka reer kale ku Doorto…”Garyaqaan Timo

Hargeysa (Dhamays)- Gudoomiyihii Hore ee ururka Qareenada Somaliland Garyaqaan maxamed maxamuud xaashi Timo ayaa ka hadlay doorashadii dalka ka dhacay iyo natiijada kazoo baxday.

Sidoo kale ex gudoomiye timo ayaa hambalyo udiray komishanka doorashooyinka, shacabka iyo xildhibaanada ku guulaystay doorashada.

Dhanka kale garyaqaan Timo ayaa sheegay in shacabka reer somalilland ka daaleen qabyaaladii taasina ay kuu muujinayso sida ay udoorteen barkhad batuun iyo cabdikariim axmed moge oo bulshada gobolka maroodi jeex udoorteen siwayn, Isagoo xusay in ay jabiyeen darbigii qabyaalada ayna tahay mid ku dayasho mudan, faah-faahinta Warkaasi halkan hoose ka Daawo.

Open chat
soo dhawoow walaal