Dood Adag Oo Dhex Martay Xisbiyda Somaliland + Maqal

Hargeisa (Dhamays) – Masuuliyiinta sadexda Xisbi ee Somaliland ee KULMIYE, UCID iyo WADDANI ayaa maanta loo qabtay dood kulul oo ku saabsan dib u dhacyada soo noqnoqday ee ku imanaya doorashooyinka goleyaasha Wakiillada iyo Deegaanka Somaliland.

Dooddan oo ay Idaacadda VOA u qabatay Saddexda Xisbi ee Somaliland waxa ka qayb galay Xoghayaha guud ee Xisbiga KULMIYE Xasan Siciid Yuusuf, Xoghayaha guud ee Xisbiga WADDANIi Khadar Xuseen Cabdi iyo Musharrax ku xigeenka Xisbiga UCID Prof, Axmed Cabdi Muuse (Abyan) iyo Siyaasi Yuusuf Cismaaan Garas oo isagu xilal Wasiir ku xigeen ka soo qabtay Xukuumaddii Axmed Siilaanyo.

Halkan Hoose Ka dhegayso Dooddan oo Dhamaystiran

 

Dhamaysnews.com/Hargeisa Office

 

 

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: