Deg Deg Xalada Lawyocado oo Cakiran ka israsaasayn ka Dhacday

Lawyo-caddol(Dhamays)- Is-rasaasayn dhexmartay Maamulka gobolka Selel iyo Iskashatada Gaadiidka ee isaga goosha dalalka Jabuuti iyo Somaliland, kuwaas oo ay Maamusho Shirkadda ay ku midoobeen Gaadiidleydu ee Tawakal.

ISKU-DHAC DHEX-MARAY GAADIIDLAYDA TAWAKAL IYO CIIDANKA LAWYO-CADDO

ISKU-DHAC DHEX-MARAY GAADIIDLAYDA TAWAKAL IYO CIIDANKA LAWYO-CADDO

Waxaa mar keliya is-beddelay Jawiga magaalada Lawyo-caddo, ka dib markii ay Is-rasaasayni dhex-martay Gaadiidlayda iyo Booliska degmadaas, waxaana sababay arrintaas khilaaf soo kala dhex-galay Maamulka gobolka iyo degmada oo isku dhinac ah iyo Iskaashatada Gaadiidlayda Tawakal, sida ay Saxaafadda u sheegeen Gaadiidlayda Xubno u hadlay.

Haddaba, sida ay wax u dhaceen, dhawaaqa Rasaasta iyo weedhaha cabashado iyo doodda ah ee ay Lawyo-caddo ka sheegeen Xubnaha Iskaashatada u hadlay, waxaannu idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-

Mustafe Axmed Herer

Dhamays/Office

Hargaysa/Somaliland

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: