DEG-DEG: Hal Qof Oo U Dhintay Cudur Ka Dillaacay Gobolka SELEL

Caasho-caddo (Dhamays) – Xanuunka Shuban Biyoodka ayaa ka dillaacay Deegaannada Gobolka Selel ee Somaliland, gaar ahaan Deegaanka Caasho-Caddo, sida ay sheegeen Maamulka Degmada Saylac iyo kuwa Caafimaadka.

Cudurka Shubanka ee ka dillaacay Caasho-Caddo ayaa waxa u Geeriyooday Hal Qof, waxaana jira Dad uu soo ritay oo la dhigay Cisbitaalka Magaalada Saylac.

Maayarka Magaalada Saylac Sacad Daahir Cige oo booqday Deegaanka Cudurkani ka dillaacay ayaa Wasaaradda Caafimaadka ugu baaqay in loo soo gurmado Dadka Cudurku soo ritay.

Warkaasi oo Faahfaahsan Halkan Hoose Ka Daawo

Dhamaysnews.com/Hargeisa Office

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: