Deg Deg :Dhacdo Amardiido Madaxweyne oo Maayirka Caasimada Hargaysa ku kacay oo Sababtay Dhimasho

Deg Deg :Dhacdo Amardiido Madaxweyne oo Maayirka Caasimada Hargaysa ku kacay oo Sababtay Dhimasho
Hargaysa :(Dhamays) wiil 14 jira ayaa ku dhintay Baliga Daami ee Magaalada Hargaysa kaas oo liqay .
Baligan ayaa Hore waxa Amaro Jabina ku Bixiyay Madaxweynaha Somaliland kaas oo uu Madaxweynahu Amaray Maayirka inuu Dumiyo Dhaamka Islamarkaana Dadka Dul Degan laga Raro balse Maayirka iyo Masuuliyiinta Dawlada Hoose ayaan iyagu Dhag u dhigin Amarka Madaxweynaha kuwaas oo Aan Halkii uu Madaxweynahu ka Yidhi ka soo Qaadin
Arintan maanta ka Dhacday Dhaamka Daami ayaa iyadu noqonaysa mid Xanun badan iyo murugo ku noqonaysa Hogaaminta Maayir Soolteeko oo Baryahanba la Jiifsanwayay Duufaano kaga Kacay Degmooyinka Magaalada Hargaysa .
Balse Shacabka Somaliland ayaa u Dheg taagaaya Talabadan iyo Jawaabta Madaxweyne Muuse Biixi Ka Qaadidoono Maayirka iyo Golahiisa Deegaanka .

Halkan ka Daawo Muuqalka .

 

Mhttps://youtu.be/ApWBH2AVUz4

ustafe Axmed Herer
Dhamays/Office
Hargaysa/Somaliland

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: