Deg-deg: Abwaan HADRAAWI Oo Ka Hadlay Warar Laga faafiyey Xaaladdiisa Caafimaadkiisa + DAAWO

Hargeysa (Dhamays) – Abwaanka caanka ah ee Maxamed Ibraahim Warsame Hadraawi oo Maalmihii u dambeeyay laga dayrinayey Xaaladdiisa Caafimaad, ayaa Maanta sheegay in Xaaladdiisa Caafimaad wanaagsan tahay isla-markaana aanay waxba ka jirin wararka laga faafiyey Caafimaad-qabkiisa.

Abwaanka oo Maanta Saxaafadda ay isaga iyo Qaar ka mid ah ehelkiisu ay si wada jir ah ula hadleen, ayaa sheegay inuu Caafimaad qabo, Wararka laga baahiyeyna yihiin waxba kama jiraan “Adeer belo ma jirto.” Ayuu yidhi, Abwaan Hadraawi, waxaanu intaa ku daray  “Adeer waykan oo waxba kama jiraan waxaa..”

Warkaasi oo Muuqaal ah Halkan Hoose Ka Daawo

 

Dhamaysnews.com/Hargeisa Office

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: