Dallada Haweenka Nagaad oo soo Dhaweeyay Xeerka Kufsiga oo Golaha Wakiiladu Ansixiyeen

Hargaysa(Dhamays):Dallada Haweenka Somaliland ee Nagaad ayaa si buuxda u soo dhaweeyay Xeerka Kufsiga oo Golaha Wakiilada Somalilanad Ansixiyeen.

xeerkan oo Dhawaan ka Soo Gudbay Golaha Guurtida islamarkaana Hawshiisa mudo lagu jiray oo ay dalada Nagaad waday ayaa ugu dambeyntii lagu Guulaystay in lagu Ansixiyo Cod Aqlabiyada iyadoo xeerkani mabnuucaayo tacyadiyada Haweenka loo gaysto ee Kufsigu ugu horeeyo.

Haweenka Nagaad oo Warbaahinta kula Hadalay Goobta Xarunta Golaha wakiilada Somaliland ka markii Xildhibanadu Ansixiyeen ayaa sheegay inay tahay Guul Qaranka Somaliland iyo Islaamku gaadhay maadaama  .

Halkan Ka Daawo Warkan.

 

mustafe Axmed herer

Dhamaysnews/Office

Hargaysa/Somliland

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: