“Dadku Waxay Walaac Ka Qabaan Amni-darro Ka Dhalata Xanaftii Doorashada…” DUUR

Hargeysa (Dhamays) – Wasiirkii hore ee Wasaaradda Arrimaha gudaha Maxamed Nuur Carraale (Duur) oo xilligan ka mid ah Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa sheegay in Dadweynaha reer Somaliland werwer ka qabaan Nabadgalyo darro ka dhalata Xanaftii ka dhalatay Doorashadii Madaxtooyada ee Sannadkii hore ka dhacday Somaliland.

Maxamed Nuur Carraale (Duur), Wasiirkii hore ee Arrimaha Gudaha Somaliland

Duur oo Maanta ka hadlayey Magaalada Hargeysa, ayaa sheegay in loo baahan yahay inlaga hawl-gallo sidii loo dhamayn lahaa Tabashooyinka iyo Xanaftii ka dhalataydoorashadaasi.

Dhamaysnews.com/Hargeisa Office

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: