“Dadku Shaqo La’aan-bay Xamar U Tagayaan” Faysal C. Waraabe + VIDEO

Hargeysa (Dhamays) – Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Faysal Cali Waraabe oo ka soo laabtay Safar dheer oo uu ku soo maray Dalal ka mid ah Yurub, Latin America iyo Imaaraadka Carabta, ayaa ka warramay Arrimo badan.

Faysal Cali Waraabe oo Shir-jaraa’id qabtay, ayaa ka hadlay Arrimo badan oo ay ka mid tahay Sababaha Dadka reer Somaliland qaarkood u tagayaan Dalka Soomaaliya, Heshiiska Saldhigga Berbera iyo Waxyaabo kale oo ay ka mid yihiin Dad dhawaan sameeyay Dibad-baxyo ay kaga soo horjeedaan Heshiiska Saldhigga Berbera.

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: