Daawo:Wasiirka Maaliyada oo Kulan La yeeshay Gudida Maaliyada Golaha Wakiilada S/land

Hargaysa(Dhamays)

Iyadoo Todobaadka Dambe la Filaayo in Golaha Wakiilada Jamhuuriyada Somaliland ay Ucodeeyaan Ansixinta Miisaaniyada Qaranka Somaliland ee Sannadka 2018ka ayaa Gudida Maaliyada ee Golaha Wakiilada Somaliland,ayaa Kulan LA qaatay Wasiirka Maaliyada Somaliland Mudane Yuusuf .

Halkan ka Daawo Muuqaalka Warkaasi

Mustafe Axmed Herer

Dhamaysnews/Office

Hargaysa/Somaliland

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: