Daawo:Wasiir Sacad Cali Shire Oo Sheegay in Golaha Baarlamaanku Carqalad ku Yahiin Shaqada Wasaaradiisa

Hargaysa(Dhamays):Iyadoo Todobaadyadii ugu Dambayay ay Mudanayaasha Aqalka Baarlamaanka Somaliland, Ay Dhaliilo Xoogan ujeedinaayaan Wasiirka Wasaarada Arimaha Dibada Somaliland,Oo ay Ku Dhaliileen inay Shaqadeedu Gaabis thay .

Wasiirka oo La Hadlaayay Barnaamijka Hal Adayg ee Tvga HCTv ayaa sidaa Yidhi.

 

Mustafe Axmed Herer

Dhamays/Office

Hargayza/Somaliland

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: