Daawo:Shirkada Budada ee Magan Food oo Wacdaro ku Soo Bandhigtay Carwada Ganacsiga Somaliland +Qiimo Dhimis ay U Samaysa Bulshada Soomaalida

Hargaysa (Dhamays):Shirkada Magan Food ee Soo Saarta Budada ayaa Maanta Wacdaro Xoogan ku Soo Bandhigtay Carwo Ganacsiyeedka Somaliland oo Maanta Ka Furantay Magaalada Hargaysa .

Shirkada Magan Food ayaa Qiimo Dhimis Xoogan u Sameysa Macaamiisha Shirkadan oo ah Shirkad soo Saarta Adeega Budada Islamarkaana Bulshadu siweyn u amaaneen Tayada Wax Soo saarkeeda Dhanka Budada ayaa ku taala Magaalada Hargaysa waana Shirkada Kaliyee Somaliland soo Saarta Adeega Budada oo shacabku si Xooga u isticmaalaan .

Halkan ka Daawo Muuqalka

 

Mustafe Axmed Herer

Dhamays/Office

Hargaysa/Somaliland

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: