Daawo:Iskuulka Nuuradiin oo Isku Xabaartay Kaalmahii Imtixaanaadka Qaranka

Hargaysa(Dhamays):maanta oo ay Bishu ahayd 15/09/2018 ayaa waxa lagu Dhawaaqay Natiijada Imtixaanaadkii Shahaadiga ahaa ee Sannad Dugsiyeedka 2017-2018 Ee Qaranka Somaliland,

Dugsiyada Nuuradiin ayaa Sannadkan Muujiyay Wacdaro ka dib markii uu 7 Kaalmood ee safka Hore ka Galay 10kii Arday ee ugu Sareeyay Dalka Oo dhan Ardayda Dugsiyada Nuuradiin oo Sannadkan Qaaday Guul aan hore Dalka Loogu arag ayaa isku Urursaday Kaalmo muhiima.

Maamulka Nuuradiin ayaa Galabta Barxada Hore ee Dugsiga Nuuradiin Girls Ku Qabtay Munaasibad loogu Dabaal Degaayo Guushaa Dugsigu ka Soo Hooyay Imtixaanaadkii Qaranka .

Halkan ka Daawo Muuqaalkaasi.

 

 

Mustafe Axmed Herer

Dhamaysnews/Office

Hargaysa/Somaliland.

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: