Daawo:Gudoomiyaha Gobalka M/jeex oo Shacabka ugu Hambalyeey Ciida Ciidal Fidriga +Dhalinyaradana U Diray Fariin Waano.

Hargaysa(Dhamays):iyadoo Shucuubta Islaamka si mideysan looga Naawilaayo Curashada Bisha Shuwaal islamarkaana Bulshada Reer Somaliland siweyn ugu Diyaar Garawday Maalinta Ciida oo Saacado Koobani inooga Hadheen ,ayaa Gudoomiyaha Gobalka Maroodi Jeex Mudane:Jaamac X Axmed oo maanta warbaahinta Xafiiskiisa kula Hadlay waxa Uu Dhambaal Hambalyo Udiray Bulshada Reer Somaliland Gaar ahaan Shacabka Ku Dhaqan Gobalka Hargaysa isagoo ilaahay uga baryaya inuu Caafimaad Qab Ku Gaadhsiiyo Ciidan Ciideeda.

Geesta kale Gudoomiye Jaamac waxa uu Dhalinyarada Uga Digay inay falal Khatar galinaaya Amniga Dalka iyo Nafahooda sameeyaan maalmaha Ciida isagoo ugu baaqay inay ka dheeraadaan Safarada halista Ku Nafahooda.

Halkan Ka Daawo Warkaasi

Mustafe Axmed Herer

Dhamaysnews/Office

Hargaysa/Somaliland

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: