Daawo: Xoghayaha Fulinta Dawlada Hoose Ee Hargeysa Oo Fariin Culus U Diray Gadiid-layda Yaryar ee Bulshadda U Adeega

Hargeysa (Dhamays)- Mawliid Kayse Muxumed, Xoghayaha Fulinta Dawlada Hoose ayaa ka hadlay hawl-galo lagu diwaan galinaayo Gaadiidka yaryar ee Bulshada u Adeega, waxaanu Fariin Culus U Diray Gaadiid-laydaasi Bulshada Caasimada Ku Dhaqan U adeega, Faah-faahinta Warkaasi Hoos Ka Daawo.

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: