Xildhibaanka DANYARTA Oo Busteyaal Ku Qaybiyey Shaaracyada Hargeysa

Hargeysa (Dhamays) – Xildhibaan Maxamed Axmed Diiriye (Nac-nac) oo ka mid ah Mudaneyaasha Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa Maanta Busteyaal Magaalada Hargeysa ugu qaybiyey Dad ka mid ah Danyarta ku dhaqan Magaalada Hargeysa.

Xildhibaanka ayaa sheegay in Sababta uu Dadkaasi ugu qaybiyey Busteyaasha ay tahay inay yihiin Dad danyar oo u baahan Busteyaal ay ka huwadaan Dhaxanta Jiilaalka.

Warkaasi oo Muuqaal ah halkan Hoose Ka Daawo

Dhamaysnews.com/Hargeisa Office

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: