DAAWO: Xabaasha Sheekh La Siyaarto Oo Lagu Qabtay Rag Qodayey

Arabsiyo (Dhamays) – Maamulka Degmada Arabsiyo ee Gobolka Gabiley ayaa ka hadlay Rag loo qabtay inay Qodayeen Qabriga Wadaad Caan ah oo lagu Magacaabi jiray Sheekh Suufi Nuuriye, kaasi oo ka mid ah Dadka la Siyaarto Sannadkiiba hal mar.

Guddoomiyaha degmada Arabsiyo Cabdillaahi Cabdi Faarax oo ah, ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen, isla-markaana xidheen laba Nin oo ka mid ah Afar Nin oo lagu eedeeyey inay qodayeen Qabriga Sheekh Suufi Nuuriye oo ka mid ahaa Culimadii waawaynayd ee aasaasay degmada Arabsiyo, Sannad walbana la siyaarto.

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: