DAAWO: Shirkadihii Maamuli Jirey Haamaha Kaydka Shidaalku Maxay Qabteen Intaan Laga Wareejin ?

Hargeysa (Dhamays) – Waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa Barnaamij ku saabsan Waxqabadkii Shirkadihii hore u Maamuli jiray Haamaha Kaydka Shidaalka ee Berbera, kuwaasi oo dhawaan Xukuumaddu ku wareejisay Maamulka.

Barnaamijkani wuxuu si gaar ah diiradda u saarayaa Waxyaabihii Shirkadaha laga wareejiyey Haamaha Kaydka Shidaalka ee Berbera ku soo kordhiyeen muddadii ay Maamulayeen.

Barnaamijkaasi oo Muuqaal ah halkan Hoose Ka Daawo

 

 

Dhamaysnews.com/Hargeisa Office

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: