“Qabyaaladda Soomaalidu, 70% Waxay Taallaa Somaliland.” Duur

Hargeysa (Dhamays) – Wasiirkii hore ee Arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Nuur Carraale (Duur) oo hadda ka mid ah Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa sheegay in Qabyaaladda  Soomaalidu ku dhaqanto inteeda ugu badan ka jirto Somaliland.

Mr. Duur oo Maanta hadal ka jeediyey Xaflad lagu qabtay Magaalada Hargeysa, ayaa sheegay in Maaddaama oo Isbeddelo siyaasadeed oo wax lagaga qabano Xaaladda Gobolka Geeska Afrika ay socdaan, loo baahan yahay in Qabyaaladdana wax laga qabto.

Warkaasi oo Muuqaal ah Halkan Hoose Ka Daawo

 

Dhamaysnews.com/Hargeisa Office

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: