Daawo: Muuse Biixi Oo Taageeray Go’aankii Labada Gole Baarlamaan ku Ansixiyeen Saldhigga Millatari ee Imaraadka Carabtu Ka Samaysanaayo Berbera.

Wajaale (Dhamays)-  Muuse Biixi Cabdi, Guddomiyaha KULMIYE Iyo WeftiUu Hogaaminaayo oo muddoyinkii u Dambeeyay Safar ugu Maqnaa Waddanka Itoobiya ayaa Dalka dib ugu Soo Laabtay.

 

Guddomiye Muuse Biixi Ayaa waxa uu si cad u Taageeray Go'aankii Labada Gole Baarlamaan ku Ansixiyeen saldhigga millatari, Farriin Adagna U Diray Dhigiisa Waddani, Faah-faahinta warkaasi Halkan hoose Ka Daawo.

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: